Waxaad Aragtaan Kuwa qalinka Qarankan haya Kuna Fadhiya Kursiga gabi Ahaanba Soomaalind looga Arimiyo inay Gacantooda Ku Duminayaan Dalkan
Waxan Arkaa in Caqligayga La Caayayo Waxan Arkaa in Naloo Haysto inan Hargaysa Marti Ku Nahay mushrax Cabdiraxmaan Cirro Waxuu Sitaa masiir Umadeed iyo Cod Umadeed Oo Ah 100%70 Ceeb Qaran baana u Arkaa in Hadlada Suuqa Yaala Ay Masuuliyinta Qaranku Qoral iyo Warqad Ku Soo Saaraan
Dabadeed Danbiile Qaran Cabdiraxmaan Cirro ku eedeeyaan Amaanka Cabdiraxmaan ciro Hadii Dawladii ilalin lahyd Yada laga ilalinyo Cabdiraxmaan Ciro Dadkii U codeeyay Ee Haderna dooranaya Ayaa Amaankiisa Ilaalinya Oo Nafta dul Dhigaya Qudhana u Dhiganaya
Madaxwyne Jeelashu Waxba ma cunan Dadkana way ka buuxsamayaan Ankuna Hadalka Runtaa Ee Idin Damqaya Dayn Mayno 13 November Doorsho Ha ku dhacdan leenahay Mid ka Soo Horaysa Ururadana Ma Yeelayno Sharciguna ma yeelin Ankuna Maayeelin
NIN KU YIDHI SINAAN MAYNO ADNA DIID SARAYNTIISA
Waxa Qortay Siyaasi Aamina Boqole.
May be an image of 4 people and text