Waxgaradka,Cuqaasha & Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco oo ka hadlay Doorashada Madaxtooyada S/land
Madax dhaqameedka G/ togdheer ayaa taageeray hadalkii uu dhawaan jeediyey Musharrax Madax wayne ee xisbiga waddani.
Madax dhaqameedka ayaa fariin u diray madax wayne biixi waxaana ay ugu baqeen inuu Doorashada Ku Qabto 13 November.



