WAXYAALAHA JANNADA LAGU GALO INTOODA BADANI WAA BILAASH KUWA CADAABTA LAGU GALAANA WAA LACAG.

Waxyaalaha jannada lagu galaa lacag maaha waa bilaash.
1.salaaddu waa bilaa lacag.
2.salliga nebigu waa bilaa lacag.
3.dikriga ilaahay waa bilaa lacag.
4.akhriska quraanku waa bilaa lacag.
5.soonku waa bila lacag.

WAXYAALAHA CIQAABTA IFKA IYO CADAABKA AAKHIRO LAGU GALAA WAA LACAG QAALIYA.

1.Khamrigu waa lacag.
2.Qaadku iyo daroogadu waa lacag.
3.sinadu waa lacag.
4.khammaarku waa lacag.
5.rasaastu waa lacag

Arrimahaasi miyaanay ahayn maskaxda caafimaadka qabtaa inay ku waantowdo oo ay ilaahay u noqoto subxaanallaah.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.