Writen by Qaran News |

Waxaa ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Bole international Airport ee Addis Ababa Wafti uu Hogaaminayey Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Ciise kayd, Xubnona ka yihiin wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka S/land Mudane Abdirisak Ibrahim Iyo  Marwo  Adna Ismaciil. weftigu Waxay gogol xaadh u yihiin Safar la sheegay in  Madaxwaynaha JSL Mudane Muse Biixi Cabdi uu ku tegi doono Dalka Itoobiya Marti-qaad uu ka helay Raisal Wasaaraha Dalkan Ethoipia.