Writen by Qaran News |

TODOBAADADII INA DHAAFAY WAXA SI XAQ DARO AH SALDHIGA FAAARAX OMAAR UGU XidhAN SULDAAN NADIIF SAYDH JIBRIIL , FAYSAL SULDAAM NADIIF IYO DAD KALE OO GABOOYE AH . TAAASO LOO HAYSTO WAXYAABO AAN JIRIN OO BEEN AH SAL IYO RAADNA AAN LAHAYN HADABA MARKA AYNU KU SOO DHOWAANO WAXYAABAHA LOO HAYSTO IYO SIDA AY WAX UU DHACEEEN

BISHII 3AAD EE AYNU SOO DHAAFNAY AYAA WAXA IS LAAYEYE DHALIYARO KA kaLA TIIRSAN BEELAHA GABOOYEYE IYO DHALIYARO KA SOO JEEDA GALBEEDKA MAGAALADA BURCO , DHOWR HABEEN OO AY WERERO ISKU SOO QAADEEEN LABADA XAAFADOOD ka dib , CIIDANKA POLICE AYAA DHOWR JEER ISKU DEYEYEY IN UU XAL UU HELO LAAKIN TAASI MAY NOQON MID SOO AFJARTA ARINTAAS TAAGAN. WAYNA KA SII DARTAY
FAYSAL SULDAAN NADIIF OO AH ODEYAASHII BEESHA GABOOYE AYAA ISKU DEYEYE IN UU ARINTAAS WAX KA QABTO GEED DHEER IYO MID GAABANBA UU FULAY SIDII ARINTAASI UU SOO AF JARI LAHAA. MAALMO BADAN DEDAAL IYO JUHDI BADAN UU GELIYEYE KADIB
ISLA BISHII 3AAD DABAYAQADEED AYAA WAXA XAFADA GABOOYAHA SOO WERERAY DHALYARO XAFADA GALBEEDKA BURCO KA SOO JEEDA WAXAY RAAFA UU QAADEEN XAFADII ILAA AY JAJABIYEEN BAABUURKII UU LAHAAA FAYSAL SULAADN NADIIF , IYO HANTI KALE OO AY LAHAYEEN DAD SHACAB AH OO KA SOO JEEDA BEELAHA GABOOYE
SUBIXII MARKU WAAGU BARYEYEY AYUU ISKU DEYEYE FAYSAL SULDAAN NADIIIF IN UU WARBAAHINTA LA HADLO O UU DADKA UU SOO BANDHIO DHIBAAATADA IYO BURBURKA KA DHACAY EE LOO GEYSTAY XAFADA GABOOYAHA
ISLAHA SUBIXII UU DOONAYEYE IN UU LA HADLO WARBAAHINTA AYAA CIIDANKA POLICE XABSIGA UU TAAXAABEEN ISAGA IYO DAD KALE OO FARA BADAN OO KA TIRSAN XAFADA GABOOYAHAY

MAALMO BADAN KA DIB UU XABSIGA KU JIREY FAYSAL SULDAAN NADIIIF WAXA MAGAALADA HAREYSA KA SOO KICITIMAY ODEYAAL IYO WAX GARAD KA SOO JEEEDA BEELAHA GABOOYE OO U KA MID YAHAY SULDAANKA GUUD EE BEELAHA GABOOYE SULDAAN NADIIF SAYDH JIBRIIL

WAXAYNA ISKU DAYEEN IN XAL LOO RAADIYO ARIMAHA TAGAAN XABSIGANA LAGA SOO DAAYO DADKA SOO JEEDA BEELAHA GABOOYE EE KU XIDHAN XAQDARADA IYO MALA AWAALKA
ISKU DAYO FARA BADAN WAXA KU GACAN SAYDHAY TALIYA QAYBTA POLCE BURCO MR CABDI MUUSE KUNA , ANDOOCDAY IN BIL RUMAAN AH LOO JARI DOONA ,OO AAN LA SII DAYNYEEN
ISLA MARKIIBA WAXA LOO SAMEEYEYE DANBIYO AAN JIRIN OO WAXA LAGU EEDEEYEYEY IN AL SHABAAB LOOGA SHAKIYEYEY IYO IN AY WADEEN FALAL LID KU AH NABAD GELYADA GOBOLKA ,
MARKII AY SOO WAREEGTAY MAALMO BADAN AYAA MAR LABAAD XABSIGA LOO TAXAABAY SULDAANKII GUUD EE BEELAHA GABOOYEYE SULDAAN NADIIF SAYDH JIBRIIL
TAASO KA SOO HORJEEDA XEERKA CUQAASHA IYO WAX GARADKA BEELAHA SOOMALILAND . IN NIN ODEY AH OO SULDAAN AH SI FUDUD OO BILA DANBI AH XABSIGA LOO DHIGO
ARINTAAS OO KU ABUURTAY QOF KASTA OO LEH CAQLIGA SALIIMKA AH IN DAD LA SOO WEERARAY , KA DIBNA HANDIDOODI XAQ DARO LAGU JAJABIYEY IN HADANA XABSIGA LOO TAXAABO
WAX GARAD KOODIINA LA XIDHO , HALKII MAGDHOW IYO RAALI ELIN LAGA SIIN LAHAAA
DHINCA KALE MARKA AYNU KA EEGNO MARKA LA XIDHO SULDAAN AMA QOF XILI HAYA , WAYNU WADA OG NAHAY SIDA LOOGA HADLO AMA LOO CANBAAREEYO , LAAKIN ILAA HADA MA JIRTO CID KA HADSHAY XADHIGA XAQ DARADA EE LOO GEEYTAY SULDAANKA GUUD EE BEELAHA GABOOYEYE IYO GUDOOMIYAHA GUUD EE BEELWEYNTA GABOOYE FAYSAL SULDAAN NADIIF IYO DADKA KALE EE KA SOO JEEDA BEELWEYNTA GABOOYE , TAASI OO MUUJINYSAA SIDA AY DADKAASI UGA SOOCAN YIIHIIN AMA LOO HAYB SOOCAY
UGU DANBEYN WAXAN HALKA KA CANBAARAYNYAA XADHIGAA XAQDARADA AH EE LOO GEEYSTAY BEELAHA GABOOYE , WAXAN UGU BAAQAYAA CID KASTA OO SAAMYN KU LEH ARINTAAS SIDA CUQAASHA , WAX GARADKA , DHALIYARADA , HAWEENKA IYO CULIMADABA IN LA GARAB ISTAAGO , XORIYADOODNA LOO SOO CELIYO SI DEG DEG AH .
ALLA MAHAD LEH

QALINKII MAXAMUUUD KHALIIF AXMED

MAHAMOUZIIKO@GMAIL. COM
TELL 063 4318306 065 9335346