Xadhiga xaqdarrada iyo sharci darradaba ah ee lagula kacay Mas’uuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka iyo taageerayaashooda waxba ka beddeli mayso qabsoomidda isu soo baxa-nabadeed ee Dastuuriga ah ee dhacaya maalinta khamiista ah. Diyaar garooba.
Nin ku yidhi sinnaan mayno, adna buri sarreyntiisa!.”
Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani
Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro

37
13 Comments
1 Share
Like
Comment
Share