Xafiiska Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka JSL waxa lagu qalabeeyay $7000 waa nasiib darro weyn, duruufta dalku halka ay taagantahay innagoo og in Wasiir kastaa marka la magacaabo shaqada koowaad ee uu qabtaa noqoto sidii uu u bedeli lahaa Qalabka Xafiiska yaal (Office Furnitur) Kuraasta, Miiska iyo Kabadhka halka yaalla ma gaadhayaan qiime ahaan $7000 ? Hantidhawrku baadhis ha sameeyo !
May be an image of 9 people, people sitting and people standing