Xarunta CPA ayaa ugu baaqday xisbiyda Mucaaridka Somaliland inay diidaan muddo kordhinta ay sameeyeen Golaha Guurtidu by Qaran News | Oct 3, 2022 Xarunta CPA ayaa ugu baaqday xisbiyda Mucaaridka Somaliland inay diidaan muddo kordhinta ay sameeyeen golaha Guurtidu . Xaruntu waxaa ay sheegtay in muddo kordhintaasi ay dalka xasilooni darro ka abuuri karto Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 335