Xarunta xuquuqal insaanka Somaliland ayaa cambaaraysay xadhiga siyaasiyiinta Mucaaradka ee Madaxweyne Biixi ugu xidhan xabsiga Degmada Baki.