Writen by Qaran News |

 



Musuqmaasuqa oo la horjoogsan waayaa, waa halkuma taale

Waa nin hashiisii lagu hormaalaayo, isaguna u heesaaya ama

Hoogayayduun hayoo, hoos u foorare

Tuuga haybta kugu raaca, intaad hoosta gelinayso

Hayaaydaadu ogow waa huf iyo been

Horumarka ubadkaaga oo la halaloobin, yaan laguu hadoodiline

By Axmed Toorno