Xildhiban Abdiqani Abdilahi oo ka mida Golaha degaanka Degmada Burco Ayaa si Adag uga horyimi Dalab la sheegay Inuu uga Yimi Xukuumada Madaxweyne biixi Kaaso ahaa inuu Ku Biiro Xisbiga kulmiye Taa badalkeedana Lagu dhisi Doono Jagada Maayarka Burco Ka dib markii Uu Maayarka Degmada Burco Si cad U Diiday Inuu ku Biiro Xisbiga Kulmiye isla markaana Dhiso Madaxweyne Muuse Biixi
May be an image of 1 person, standing, sunglasses and outdoors