Xildhibaan Ilhaan Cumar oo la xidhay!

Xildhibaannada aqalka Congress-ka Mareykanka Ilhan Cumar ayaa lagu xidhay bannaanax ka dhacay magaalada Washington, sidaa waxaa lagu soo qoray barteeda Twitter-ka.

Ilhan ayaa markii la xidhayey qayb galaysay bannaanax ka dhan go’aankii maxkamadda sare ee lagu mamnuucayay in haweenku ilmaha iska soo ridi karaan.…

Waxa ay sheegtay in aanu xadhigu ka hor joogsanayn raadinta xuquuqda.