Xildhibaan ka hadlay waxa Golahooda Wakiilada Saaka oosabtiya u Qorsheysan

“Isha allah Barri waa Sabti waana Maalin Shaqo Sidii Caadada ahaydna Goluhu Shaqadiisu sii wadan doonaa, Waxba Haku Mashquulina Baala Xooftoyinka Hawada Lasoo Marinayo Wax Alla Wax Dhacayaa Majirto”
Xildhibaan Axmed Khaliif