Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka S/land oo iskaga baxay Xisbigii ka soo baxay oo Galay Urur
Xildhibaan Maxamed Xasan Siciid ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay in uu iskaga baxay Xisbiga Ucid oo uu kasoo baxay.
Xildhibaankani ayaa noqonaaya xildhibaankii ugu horeeyay ee ku dhawaaqay in uu iskaga baxay xisbigiisii.
