Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Hargeysa oo shaaciyey in la kala diro Golaha Degaanka Hargeysa+Sabab

“Furista ururada haddii uu jideeyay xeer 14 oo ahaa in 10 sanno-Ba ururada lagu galo doorashada golaha deegaanada,
waxaan soo jeedin lahaa in golayaasha deegaanka lakala diro si doorashada deegaanka ururada lagu soo doorto sidaas si ay ku dhaanto garanwaayay.”
Xildhibaan siciid cudhay.
May be an image of 2 people