Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida S/land oo shaaciyey in Amnigoodu halis ku jiro+Sababta

Xildhibaan Axmed Dirir Calib oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa sheegay in hub lala soo galay xarunta aqalka baarlamaanka, isla markaana uu halis ku jiro amnigii mudanayaashu.
Waxa uu soo jeediyay in la sameeyay xeerka xakameynta hubka ee golayaasha.