“Madaxweyne waad wadi kari waydaye yaanay kugu dul dumin ee dalka doorasho ka qabo , hogaamin malihid rakaabkaaguna wuu xunyahay , Geel kiis miidhan baad soo urursatay”.
“ Waar dawladii hadii dalkii u tudhi weyday shicibka haloo tudho baan leeyahay, Inamada reerka laga magacaabayna ee bawdyaha isla dhacaya ee baqanayana waxaan leeyahay Muuse waa bili aadan oo Siyaad Barreba laga nool , Nimanyo dadkiina u shaqeeya meesha haku ceeboobine hadii kale xilka iskaga dega “.
Xil. Khadar Guun
May be an image of 2 people