Xildhibaan Axmed Timo-jilic oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ku eedayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu hab qabyaaladeed uu uga saaray Xisbiga Kulmiye.
Xildhibaan Axmed Timo-jilic ayaa ka soo jeeda deegan ahaan degmada Dacarta iyo deegano kale ee Beeshasi degto.
May be an image of 1 person and wrist watch