Waxaa maanta si rasmi ah xisbiga WADDANI ugu soo biiray Xildhibaan Cabdirashiid Nuur Wacays oo ka tisan Golaha Deegaanka Berbera .
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kal-furan ugu soo dhaweeyey Xildhibaanka xisbiga WADDANI .
Sidoo kale Musharaxa waxaa soo dhaweynta Xildhibaanka ku wehelinaayey masโuuliyiin ay isku deegaan yihiin oo ka tirsan Xisbiga WADDANI oo uu horkacayo Guddomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADDANI Xil.Cabdirashiid Maxamed X. Yuusuf