Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee Xisbiyadda mucaaradka ah oo shir jaraa’id ay qaban lahaayeen Xukumada Muuse Biixi ka horjoogsatay

Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee Xisbiyadda mucaaradka ah oo shir jaraa’id ku qabanayay Hotelka damal ee Magaaladda Hargeysa ayaa Xukuumadu ka hor istaagtay inay halkaasi ku hadlaan.
Xildhibaanadda ayaa doonayay inay ka hadlaan Xaaladda Siyaasadeed ee dalka, waxaana Filayaa inay goordhow Hadli doonaan meel ay ku hadlaanba.