Writen by Qaran News |

Image result for maxamed cabdilaahi cumar
Ninkan waa jamac shabeel waa nin Qabiil ee maaha Nin Qaran waa nin ku difaacaya maxamed cabdillahi, waxaa uu taageero u muujinayaa ninka hoosta uga daloola Somalia ee warka u kala qaada S/land iyo Somalia laguna heshiiyey in hab federaalnimo ah loogu wada shaqaysto, waa nin dayacay caruurtii waddanka tuuktana taageeraya.

Xisbiga kulmiye la joojiyaana banana la jiifiyaana banana jaamac shabeel oo difaacaya maxamed cabdillahi oo ka mid ah xubin ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu si aan sharciga waafaqsanayn u difaaco ninkan waayo sirtii xisbiga oo dhan ayuu xan baarsan yahay hadana Madaxdii Somalia ayuu la kulmayaa hadana wuxuu u shaqeeyaa IGAD, laba is qabta maaha ma caruurbaa loo sheekaynayaa.

Xamar buu joogaa wuxuu la kulmayaa Madaxdii Somalia shaadhka wuxuu sii dhiganayaa Ethoipia hadhowna ka kulmiye wuxuu ka soo xidhanayaa halkaa, waar ilayn qosol naftu kaagama baxdo. Bal doqonimada ninkaa weyn u fiirsada adeerayaal, walaalayaal, ilamaadeerayaal, Gabadh yar oo miskiinada wiil yar oo heeesaa ah labadanba waxaa laysugu daray xadhig jidhdil iyo ciidamo lagu kiciyey
Image result for maxamed cabdilaahi cumarImage result for maxamed cabdilaahi cumar
Waa Madaxweynihii S/land oo uu la fadhiyo sirtii dawlada ayuu gacanta ku hayaa, Ninkan kale ee aad aragtaan waa sirrka arrimaha dibada Somalia oo uu uga waramayo sirtii somaliand waana Ayaan daro weyn oo u soo hoyatay waddanka
Image result for maxamed cabdilaahi cumar
Waa tuug iyo basaas ku ay diratay dawlada Kulmiye wuxuuna u shaqeeyaa farmaajo waxaana la og Xisbiga kulmiye waana mid u baahan u fiirsi iyo in laga digtoonaado ninkan oo ah Maska ku jira waddanka

1) Abwaanad Nimco Qorane oo ah gabadh yar oo miskiinada shaqo yar ka heshay xamar oo aan siyaasiyad ahayn gole dhexe oo xisbina ku jirin, ayaa aabaheed oo xanuunsan uGu timid hargaysa iyadi shaadhna kagama tegin Ethoipia midna kamay soo xidhan ee dharkeedii caadiga ahaa bay sidatay, waa miskiinad la mid ah gabdhaha muse biixi iyo kuwa jaamac shabeenl iyo weliba maxamed cabdillahi oo marna jeeg weyn ka soo qaata IGAD marna Xisbiga kulmiye .

2) Waxaa la xidhay Numcaan Hillaac oo wiil dhalin yaro ah oo weliba inta gurigii aabihii oo sarkaal ciidamada ka mid ahaa loogu tegay gurigii lagu jidh dilay, waxaa loo samaynaayey maxaad xamar u tagtay, fanaan sidiisaba xaduud malaha jabuuti bay tagaan jig jigay tagaan Kenya bay tagaan, hadaba waxaa is weydiin leh caruurta aan siyaasada ku jirin waxa loo dhibaayo, kuwii siyaasada ku jiray ama tuuganimada ku kacayna aanay denbi u lahayn loona difaacayo,

Maxamed cabdillahi waa xubin Golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ah tuuga koowaad Madaxda Somalia la fadhiya maalin walba xamar wuxuu u shaqeeyaa IGAD denbina ma laha dad ka kalese waa denbiilayaal haday qof Somalia ka soo jeeda xataa salaamaan .

Sacad cali shire waa xubin Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye ahna wasiirka arrimaha debeda ee hada waa tuug weliba cadaystay isaguna falka denbiga ah ee khiyaano qaran isagoo sheegtay inuu isaga iyo safiir kale wada leeyihiin shirkad ku hoos dhuumanaysa Xisbiga iyo dawlada kulmiye wasiirku waa saxsan yahay ayaa hadal ku soo ururay
Image result for maxamed cabdilaahi cumar

Bashe cawil (morgan) ayaa ah tuuga saddexaad oo isna carabtii oo maafiyo isu rogtay dabada la galay si ay khayraadka waddanka u gurtaan lacago aan xad lahayn ka soo siinayaan, waana ninka ay shuraakada yihiin sacad cali shire waana Ayaan daro ummada Somaliland u soo hoyatay, safuiirku isgaa quman lagama hadli karo ayaa iyadana sheeko ku soo ururtay.
Image result for maxamed cabdilaahi cumar

Saleebaan cali koore Ayaan ku soo gunaanadayaa waa wasiir cod kar ah aan la gaban badheedhahiisa waayo hadaan runta laysu sheegin waxa soconayaa ma jiraan biyaa laga sugayaa waa wasiirka biyaha, haduu aamuso waa wax matare, Hadyy hadlana waa wasiir iska hadlay oo ayaa la leeyahay sidii hada dhacday, wasiirku meesha waxba uguma imaan meel lacagtii mashruuca lagu kala tegay ayaa la keenay dadkiina waxay leeyihiin wasiir mashruucii malaa waa dhamaade biyihii maye.

Waxaa lagu mashquulin jiray dadka reer hebel baan ogolayn in halkaa la mariyo hawshuna waa xaniban tahay Qudhaanjooy ku quuso, Quud aan jirin qoryo u soo guro, Goraygaa ka hadaafay saaxiibayaal waa kulmiyihii aad u codayseen jibadii qabiilka fartiina eersada dadka kulmiye biyay cabaan balse dadkii weligood haraadanaa way iska haraadanaan, biyona ma heli doonaan.

Wasiirkana waxaan leeyahay intii ceeb dusha ay kaa fuuli lahayd iyo saleebaan ayaa mashruucii cunay bagaad u kashiftay si aan laguu eersan laguuna habaarin gabadh baa laga hayey mana wasni warna I raacye, bagaan halkaa ceebi kaaga raacin ee wixii xunba xaawaa lehe siilaanyo iyo wixii uu sameeyey isu raacisay.

CABDI CALO OBSIYE