Xisbiga Wadani oo Ka Hadlay dhacdo xanuun badan oo ahaa dhaawac soo gaadhay Ciyaartoy maanta ku ciyaarayey Hargeysa Stadium ayaa sidan yidhi:
Weli xaalku waa sidii, haba yaraate wax laga qabtay oo isbedal ahina ma jirto, ninkii xalay hadlayna wuxuu yidhi Shaydaanba ka faa’ideystay.
Dhallinyaradu gurmad bay u baahan tahay hadday ku fashilmeen kuwii ay shaqadooda ahayd. Xisbigga WADDANI wuxuu ballan-qaaday Beri wixii ka dambeeya inuu Hargeysa Stadium keeni doono gaadhi Ambulance ah iyo Shaqaale caafimaad.
Waxa qoray Yuusuf nuux Yuusuf (tadhase)
Xoghayaha dhalinyarada iyo Ciyaraha ee xisbiga wadani.
