Hoggaanka sare ee saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo kala ah Xisbiga WADDANI, Xisbiga KAAH iyo Xisbiga KULMIYE. Ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Hargeysa.
Kulankan ayaa waxa lagaga wada-hadlay arrimaha doorashooyinka iyo diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha.















