Madaxweyne Muuse Biixi ayaa caawa sidan ka yidhi Ceerigaabo:-
“Magaalo kasta oo aan tago diyaar uma ihi in la iiga sacabo tumo iyo in la i soo dhaweeyo, si miyir qab ah wax hala iigu sheego haddii aan khaldanahay”.
Wuxuu kaloo yidhi Weedhan:-
“Xisbiyada soo bixi doona hadhcad baan la tartami doona ………..
May be an image of 2 people, people standing and indoor