Waxa hada saxaafada la hadlaaya musharaxa xisbiga Waddani iyo gudoomiyaha xisbiga Ucid, waxana dalka ka qabsoomi doona maalinta bari ah mudaharaad balaadhan kaasi oo lagu dalbanaayo in xukuumadda hada ee wakhtigeedu dhamaanaayo ay qabato doorasho xalaal ah.

Dhamaan dalka oo dhan ayaa bari lagu qaban doonaa mudaharaad salmi ah mudaharaadkaasi oo la sheegay in uu socon doono ilaa dalka laga qabanaayo doorasho xalaal ah

La soco dhawaan hadalada caawa ee ay soo saarayaan xisbiyada mucaaridku