Writen by Qaran News |

 

Xog-haye Cusub oo loo magacaabay Dawlada Hoose ee Hargeisa

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed,  ayaa  Siciid Nuur Jaamac u  magaacabay xoghayaha cusub ee dawladda hoose ee magaalada Hargeysa.

Magacaabista xoghayaha cusub ayaa timid ka dib markii uu xoghayaha wakhtigan ee dawladda Hoose Axmed Yoonis Juxa uu shaaciyay in uu u tartami doono doorashada golaha deegaanka ee magaalada Hargeysa.

Siciid Nuur ayaa ka tirsanaa saraakiisha sarsare ee wakaaladda horumarinta jidadka Somaliland.