Xog ku saabsan Barta Facebook ee Wasaarada Isagaadhiinta S/land

Bogga Facebook ee Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland ee Soomaliya ayaa dib loo soo celiyay muddo hal usbuuc oo keliya ka dib markii budhcad ay jabsatay.
Halka Bogga Wasaarada Tiknoolajiyada Somaliland oo la jabsaday muddo 5 bilood ka hor ah aan ilaa hada la soo celin isla markaana ay ku jiraan muuqalo gabadh indho yar ah oo dhar ku dhex xayaysiisa.
Somaliland ayaa Hore Loo sheegay in lacag boqolaal kun ah ay ku bixisay sidii calaamada Tigta ah loo saari lahaa bogga Facebuug ee dawlada iyo masuuliyinta Xukuumada qaar lacagtaasi oo la sheegay in la siiyo dad Dalka dibadiisa jooga.
Sideed u aragtaa?