Dhulka Madaxtooyada cusub ee JSL waa 86 block, cabbirka baloodhku waa 90*48 Meter, Degsiimo ahaan waxa degi kara 869 qoys 24*18 Meter, Dhulkaa waxa laga qaaday dadkii lahaa oo la bilaabay dhisma Madaxtooyada April-8-2019, Dhulkaa waxa lagu wareejiyay deyr weli lagama bilaabin dhismihii Madaxtooyada cusub ee JSL !