Xoghayaha Guud & Af-hayeenka Xisbiga Waddani oo La Xidhay
Wararka hadda na soo gaadhaya ayaa tibaaxaya in xabsiga loo taxaabay Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi Iyo Af-hayeenka Xisbiga Barkhad Jaamac batuun .
Xadhigga Xoghaye Khadar & Af-hayeen Barkhad ayaa waxaa noo xaqiijiyay mas’uul ka tirsan xisbiga Waddani oo nala soo xidhiidhay.ku darsoo weli Xukuumadu wali kama hadal xadhiga mas’uuliyiintan