Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani oo soo bandhigay Cadeymo la xidhiidha Khilaafka ka qarxay………

Wasaaradda Arimaha Dibada ee JSL waxay dafirtay Afhayeenkeedii Axmed Yuusuf Cilmi “Suudi” oo ay magacowday 12/08/2021 ka dib markii uu ka adkaysan waayey war Saxaafadeedkii ay 06/10/2022 malmaluuqday. Mr Suudi warqaddaas wuu ka cudur daartay waxaanuu sheegay in ay qaranka ceeb ku tahay qoraalada sidaa u liitaa in ay ka baxaan MOFAIC. Haddaba maxaa meydha xukuumaddan runta la dagaalanka ah ee aan ka xishoonayn in ay been cad ku soo qorto bogogeeda baraha bulshada. Suudi sidii buu uga tirsan yahay Wasaaradda Arimaha Dibadda meel xilka lagaga qaadayna ma jirto.
No photo description available.