Xogo Ku Saabsan Go’aamadii Maanta Laga Sugayay Guddida Dhexdhexaadinta Xukumada Muuse Biixi & Xisbiyadda Mucaaradka S/land
Kulankii maanta la wada sugayay ee u dhaxeeyay Xisbiyadda mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland ayaa dib u dhacay.
Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Ibrahim Xuseen ayaa xaqiijiyay dib u dhacaasi, kaas oo qabsoomi doona Berri oo Isniin ah.
Dib u dhacan ayaa yimid maadaama maanta Magaaladda Hargeysa lagu aasayo Allaah Haw naxariistee Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey.