Faadumo Muumin Cadar (Abaayo) oo kamid ahayd halbowlayaasha xisbiga Kulmiye ee degmada Boon ayaa gabi ahaanba ka baxday xisbigaas waxayna si rasmiya ugu biirtay xisbiga Waddani.

Faadumo waxaa qaabilay oo soo dhaweeyay musharaxa Madaxwayne ee xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Criro)

Waxa mudooyinkii danbe xisbiga Waddani aad ugu soo biiraayay madax xubno mihiim ah iyo taageerayaal ciidaasi ka badan oo ka soo baxaaya xisbiga Kulmiye ee xukuumadda dadkaasi ka soo baxaaya xisbiga Kulm3waxa ay ka soo kala jeedaan dhamaan gobolada iyovdegmooyinka dalka.