Xubnihii Xisbiga Kulmiye u qaabilsanaa Xafiisyada Magalada Burco iyo soo rarista gaadiidka ayaa maanta iska casilay xilalkaasi ay u hayeen xisbiga Kulmiye isla markaasina si rasmi ah ugu biiray xisbiga rajada Somaliland ee Waddani
Ex Xildhibaan Mubarik Bidhi ayaa soo dhaweyay xubnahaasi mihiimka ahaa
Waxa jira xubno badan oo xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye ka tirsan oo iska casilaaya xukuumadda iyo xisbiga kulmiye oo ku soo biiraaya isbedelka dalka ka socda