Nuxurka Khudbad uu jeediyey Muftiga weyn Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Haaruun

“Dil muslim laguma midoobo waxna laga faa’iidi maayo, xuduud gaalo jeexeen muqaddas [Lama-dhaafaan] ma aha, wallaahay baysan ahayn Ilaahay agtiisa iyo xataa dadka…………..Waxaa Sidaas yidhi Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.