Writen by Qaran News |

“UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan  joojiya warka aad faafinaysiin ,  safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan” Sidaa waxaa tidhi Wakiilka Somaliland u joogta UK Ayaan Canshuur