Xukumada Muuse Biixi oo ayaa xabsiga u taxaabay Wariyihii Saab Tv ee Gobolka Daadmadheedh ama Oodweyne Maxamed Jokar
Xukumada ayaa sababtay u xidhay Weriyaha lagu sheegay inaaney Dooneyn inuu tebiyo Xoggaha & dhacdooyinka dhabtaha ee ku xeeran ama ku taxaluuqa safarka M/weyne Muuse Biixi ku tegay Oodweyne
