• Wasiir ku-xigeenka Amniga Somaliland Cabdilaahi Xuseen Maxamed ayaa ku eedeyey ganacsatadii talooyinka soo jeediyay 5 ka mid inay ay ka tirsan yihiin Xisbiga Waddani waxaanu yidhi,
“Ganacsatadii waaweynayd ee dhowaan ka hadlaayey Xalka Doorashooyinka waxay ka tirsanyihiin Xisbiga Waddani 5 ka mid ah Sidaa darteedna Xukuumad ahaan kuma kalsoonaan karno Wixii ay soo saareen…..”