Xukumadda Somaliland ayaa bilawday xadhigga masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah
Waxa ilaa hadda la xidhay
1. xoghayaha ciyaaraha Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase
2. Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Mawliid Qaro
3. mujaahid Xasan Dugulo
4. Mukhtaar Yuusuf Mingiste
Lama oga sababta loo xidhay balse masuuliyiinta waxa ay kua hawlanaayeen qabanqaabada mudaharaadka ay xisbiyadda mucaaridka ahi ku baaqeen.




Post Views: 699