Xukumada Somaliland oo ku guuldaraysatay inay ilaa & hadda gayso Sanaaduuqda diwaangalinta codbixiyaha Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag
Deegaanada aan ilaa hadda sanaaduuqda la gayn ayaa waxa kamida Dhahar, Badhan iyo Laas-qoray, waxaana lay xaqiijiyay in sanaaduuqda deegaamadani ay yaalaan Magaalada Ceerigaabo.
Wasiirada deegaamadaa kasoo jeeda oo ku sugan Ceerigaabo ayaa iyaga laftoodu tagi kari la deegaamadan.
