Xukumada Muuse Biixi cid walba Waddani ayay ku sheegaya markaa waxaan soo jeedinayaa…….Murashax Cirro by Qaran News | Sep 3, 2022 “Xukuumaddu ciddii hadashaba Waddani ayey moodayeen maalmahan ee culimadana yayna Waddani ku sheegin”. Murrashax Cabdiraxmaan Cirro iyo munaasibada xidhitaanka Tartanka Qiraa’aadka Quraanka kariimka ah ee Hargeysa ka socday. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 451