Xukuumadda Muuse Biixi oo 10% ka dhintay Cashuurta Cuntooyinka daruuriga ah muddo 6-bilooda.
Cuntooyinka lasoo dejiyo ee cashuur dhimista loo sameeyay waxa ay kala yihiin.
1-Bariiska
2-Sonkorta
3-Daqiiqda
4-Saliidda
Warqaddan
Hoos ku lifaaqan ka eeg Warka ka soo baxay Xukumada Muuse Biixi

4 Shares
Like
Comment
Share