Writen by Qaran News |

Waa maalin ku wayen shucuubta Somaliland
waa maaliin xusid weyen mudan,
waa maalin waa cusubi u beryey shucuubta somaliland.
76 sano oon ku jirnay gacan gumaysi oon ka xorownay astaan
iyo dawlad noqonay dunida kaa mid ah.
waa maalin duunku markhaati ka yahay in 33 dawladeed
ictiraafeen qoomiyada somaliland.
waa maalin markhaati madoon ah.
DAWLAD IYO SHACABKA SOMALILAND WAA IN AY SI WEYEN
U XUSAAN WAA 26 JUNE 1960 OO FOODA INAGU SOO HAYSA.

SOMALILAND VIVA
NOOLOW SOMALILAND
26JUNE 1960 LONGLIFE NATIONAL DAY OF SOMALILAND.

MUSA AW LODOON
AWDALI DUBAI.