

๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐๐๐ฎ ๐ง๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฆ๐ ๐ผ๐ผ ๐๐๐น๐ฎ๐ป ๐๐ฎ ๐ฌ๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฒ๐ธ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ต๐๐๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ๐ป (๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐๐ผ๐ป๐ฒ-๐ธ๐ฎ).
Guddoomiyaha Hayโadda Dhawrista Tayada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ oo ay wehelinayaan Guddoomiye-ku-xigeenka HDHT, Mudane ๐๐ซ. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข iyo Agaasimaha Guud ee HDHT, Mudane ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabbiley Guddoomiyaha Agaasinka Maamulka Dekedaha iyo Aagga Cashuuraha ka Caaggan (Freezone-ka), Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ค๐๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐ฅ, oo ay wehelinayeen Guddoomiye-xigeenka Freezone-ka, Mudane ๐๐๐๐๐ข๐ช๐๐ง๐ข ๐๐๐ก๐๐ข ๐๐๐๐ฆ๐๐, iyo Maareeye-ku-xigeenka Freezone-ka Mudane ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐๐ช ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqaynta iyo isku-xidhnaanta hawlaha labada hayโadood, gaar ahaan dhinacyada la xidhiidha ilaalinta tayada.
Madaxda labada dhinac ayaa sidoo kale isla qaatay muhiimadda ay leedahay in la sii adkeeyo xidhiidhka shaqo, lana yeesho iskaashi dhow oo joogto ah.





