Something is Rotten in the State of Somaliland

Writen by Qaran News |

In Act I of Shakespeare’s Hamlet, Marcellus, one of the sentries at Elsinore Castle, utters the immortal line “something is rotten in the state of Denmark” meaning that there exists in Denmark (the setting of the play) a deep malaise that is having a profoundly negative effect upon the country and its collective psyche (an… Read more »

90 views

Madaxweyne Siilaanyo yaa arkay?

Writen by Qaran News |

MADAXWEYNE SIILANYO MA ARAGTEN?? Waa xilli xun shiddo iyo dhib badan waan seben la adhax jabay xoolihiina madheen,waa abaaro dad iyo duunyaba ragadiyay dhulkii waa xaaluf iyo engag.Gaajo harraad oon diif iyo darxuma reer miyigii haysa.Haddana wali Raxmada iyo nimcada Eebe lagama quusan. Waxa qiso iyo cashar ugub ku ah taariikhad Dalkan iyo Dadkanba in… Read more »

82 views

Sheeko Kale: Hal iyo Awr Toona …

Writen by Qaran News |

Cabdisalaam Yaasiin Islaamka ka hor, dagaal 40 sanadood socday, oo la magac baxay “Xarb Al-Basuus” ayaa ka dhex dhacay Carabtii deganayd koonfurta Jaziiradda Carabta.. Dagaalkaa 40 sanadood socday, si fudud ayuu ku bilaabmay. Islaan la odhan jiray “Basuus” oo hal wadata ayaa ku soo degtay nin la odhan jiray”Jassaas Bin Murrah”; oo ka tirsnaa qabiil… Read more »

119 views

GE’s Gas Engine Technology Provides Cost-Effective, Grid-Stability Solution for Cameroon Poultry Hatchery

Writen by Qaran News |

PRESS RELEASE Given the critical nature of poultry hatcheries, a half-hour power outage can completely cripple a business, leading to a complete overhaul of the hatchery installations DOUALA, Cameroon, February 22, 2017/ — Sold through Distributor Clarke Energy, GE’s Jenbacher J316 Gas Engine is an Economical Alternative to AGROCAM’s Backup Diesel Generator Solution Provides More… Read more »

65 views

“Raaciya Raaciya. Waar Bax Waryaa, Bax Bax”. Weedhihii Guddoomiyaha Guurtia. Subxaanaka Yaa Cadiim.

Writen by Qaran News |

Umadda reer Somaliland meel kasta oo ay aduunka joogaan waxaa wali dhagahooda ka sii qaylinaya erayada kor ku xusun oo uu ku tiraabay guddomiyha glohaha guurtida ee Somaliland goor ay shir isugu yimadeen labada Gole iyo Madaxwaynuhu bishan Februay12, 2017. Waxaa umadda fajac ku noqotay habdhaqanka liita ee kalsooni darada laxaadka lahi ka muuqdo ee… Read more »

275 views

Jamaal Cali Xuseen Oo Jawaabtii Ugu Kululeyd Siiyey Faysal Cali Waraabe. “Burus qayl Biyaha Ceel Ma Sido, Mana Baqool Daayo

Writen by Qaran News |

Jamaal Cali Xuseen Oo Jawaabtii Ugu Kululeyd Siiyey Faysal Cali Waraabe. “Burus qayl Biyaha Ceel Ma Sido, Mana Baqool Daayo… Ninkaa Hangoolka Sita Ee Waraabe U Taaga Ah Ee Xisbigii Qaran NGO Yar Ka Dhigtay Oo Doorasha Iyo Guul Dan Ka Lahayn.. Xildhibaanaddii Golaha Deegaanku Halkii Ay Kuugu Yimaadeen Bay Ku Dhigeen, Runtii In Aad… Read more »

800 views

Xadhigga Maxamed Baashe Xaaji Xasan: Dhimbiil Hurinaysa Halganka Aragti-dhiibashada!

Writen by Qaran News |

Xadhigga Maxamed Baashe Xaaji Xasan: Dhimbiil Hurinaysa Halganka Aragti-dhiibashada! Maxamed Baashe Xaaji Xasan waa foolaadka bahweynta suugaanta, sooyaalka, saxaafadda iyo qalinleyda Somaliland. Tan iyo 1982kii oo uu ahaa arday, waxa uu ka shaqaynayay badbaadada, barwaaqada iyo madax-bannaanida ummadda Somaliland. Waxa uu ka mid yahay barbaartii duurka u gashay dib-u-xoreynta dalkeenna. Waa il burqada aqoon iyo… Read more »

228 views