
WAXA LAGA YAABAA CABDIKARIIN AXMAD MOOGE INAY MARKALE MOWJADDII UU KU YIMID MAAYARNIMADA OO KALE UU KU GAADHO KAALINTA MADAXWEYNAHA.
Cabdikariim axmad wuxuu ku yimid maskabkii maayarnimo si cajiiba oo rabbaaniya, Anigoo soo koobaya qoraalkayga si wanaagsan ayuu u shaqeeyay iyadoo dhaliilo uu xukunku wataana ay jireen.
Cabdikariim Maroodijeex wax weyn ayuu u qabtay, waa maayarkii ugu waxqabadka badnaa dadkuna badiyaa way jecelyihiin xirfadiisa.
Cabdikariim wuxuu ka soo jeedaa qoys halgamaa ah oo qalbiga umadda ku sawiran, aabbihii iyo adeerkii waxay ahaayeen Kacdoonkii suugaanta ee dadka lagu kiciyay kaalin culus qaar kasoo qaatay ilaa 1971kii laga bilaabo.
Cabdikariim wuxuu dheeryay siyaasiyiinta tartanka ku jira, waxay isku ayni yihiin jiilka maanta dadku u badanyahay oo ah Technology generation waa aqoonta keli ah ee umadda ka saari karta maskaxdii daashay ee lixdamaadkii , taas oo ah siyaasadda gaboowday (jactaday) ee umadda lagu hago ilaa iminka siyaasiyiinta maanta joogta wuu ka sucmad fiicanyay waanuu ka jaanis badanyay hadduu u qalab uruursado inuu madaxweyne noqdo.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.





