Gudoomiyaha xisbiga Waddani oo la kulmi doona jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Holland

Writen by Qaran News |

Waxa la ogaysiinayaa bulsho weynta reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Holland in gudoomiyahaha golaha wakiilada isla markaasina ah gudoomiyaha xisbiga Wadani mudane C/raxmaan Maxamed C/lahi Ciro uu booqasho ku iman doono dalka Holland. Waxaanu Guddoomiyaha jaaliyada reer Somaliland uu arki doonaa maalinta Sabtida oo ay bishu tahay 31 October 2015. Xafladu waxay bilaabmaysa 4… Read more »

631 views

Gudoomiye Cirro oo la kulmi doona jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Finland

Writen by Qaran News |

Waxa dhamaan jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka Finland gaar ahaan bulshadda reer Somaliland ee ku nool caasimadda Helsinki iyo magaalooyinka agagaarkeeda ah la ogaysiinayaa in maalinta Sabtida ah 24.10.2015 uu la kulmi doono Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee S/land ahna Gudoomiyaha xisbiga Waddani Mudane C/raxman Max’ed C/llaahi (Cirro) jaaliyadda reer Somaliland ee Finland ku nool…. Read more »

604 views

Ogaysiis: Shirka Beesha Ciise Muuse Ee Degan Wadanka UK Oo Ka Dhi Doona

Writen by Qaran News |

OGEYSIIS OGEYSIIS SHIRKA BEESHA CIISE MUSE EE DEGAN WADANKA UK OO KA DHICI DOONA MAGAALADA LONDON TAARIIKH 3/10/15 Dhamaan Beesha Ciise Muse ee Degan UK Goboladeeda kala duwan waxaa la ogeysiinayaa in ay nagala soo qeyb-galaan Shirweynihii Beesha oo ka dhici doona Waqooyiga Galbeed ee Magaalada London. Ciwaanka shirku ka dhici doonaa waa sidan: The… Read more »

678 views

Somaliland Eid TownHall Meeting With Professor Ahmed Samatar in London 17.07.15

Writen by Qaran News |

Waxa Jaaliyada Somaliland Ee Dalka U.K La Ogaysiinayaa In Maalinta Jimcaha Ee Bishu Tahay 17.07.2015 Saacada 18:00 Uu Kulan Balaadhan Ka Dhici Doono Jaamacada Brunel Ee Galbeedka Magaalada London.# Waxa Sharaf Weyn Ah In Kulankaa Uu Ka Hadli Doono Professor Ahmed I Samatar Oo Kulamo La Yeesha Siyaasiyiinta, Saxaafada Caalamka Iyo Akademiyada, Una Ololeeya Kor… Read more »

704 views

Fanaankii Weynaa ee Sir. Maxamud Cumar Yare oo Ka Dhoofaya Dalka Maraykan

Writen by Qaran News |

Fanaankii Weynaa ee Sir. Maxamud Cumar Yare oo Ka Dhoofaya Dalka Maraykan Maalinta Salaasada ee June 16, 2015. (Washington, DC) Fanaankii weyna ee Sir. Maxamud Cumar Yare oo soo gaba- gabeeyay socdaalkii uu kala qayb qaatay jaaliyada reer Somaliland ee deggan Minnesota, Ohio, iyo Washington, DC agagaarkeeda, maalintii dabaal- dega ee 18 May. Fanaanka caanka… Read more »

485 views

Ogaysiis dhamaan jaaliyada beesha Gadhweyne ee UK, Waxa La Ogaysiinayaa…..

Writen by Qaran News |

  SHIR: GUDDIDA MUUSE ISMAACIIL|GADH-WEYN| EE UK – WAXAY QURBO-JOOGTA DALKA INGIRIISKA EE BEESHA UGU BAAQAYAAN IN SHIR UGA QABSOOMI DOONO  MAGAALADA LONDON 06/06/2015 MAALINTA SABTIDA 3PM. Waxaa dhammaan laga codsanayaa dadka ku nool carriga Ingiriiska ee kasoo jeeda beesha MUUSE ISMAACIIL |GADHWEYN| inay si buuxda uga soo qayb galaan shirkan oo arrimo badan oo… Read more »

625 views

Ogaysiis Ogaysiis Xaflad soo dhawayn ah oo Xisbiga Waddani /Germany uu samaynayo

Writen by Qaran News |

Ogaysiis Ogaysiis Xaflad Soo’dhawayn ah oo Xisbiga Waddani /Germany uu samaynaayo Belwaynta kasojeeda Gobolada Hawd, Maroodijeex, Saaxil .Daadmadheedh iyo Togdheer, Qaybtooda Degan Dalka Germany oo ka kobaan culimadooda Aqonyahkooda Hanweenkoda Dhalinyaradooda Ayaa waxay si mug iyo misaanba leh ugu birayaan xisbiga waddi ee Germany,Waxa lagu Wargalinayaa Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee dalka Jarmalka Kunool in… Read more »

475 views