Hordhac Shir High profile ah oo ka dhacay xasfiiska Lord mayorka Sheffield

Writen by Qaran News |

Waxa jimcadii 13/05/2016 ka dhacay magaalda Sheffield, gaar ahaan Guriga looga taliyo magaalada Sheffield, Sheffield Town Hall, xafiiska gaarka ah ee Lord mayor-ka (Lord mayor parlou) shir high profile ah oo ay isugu yimaadeen gudiga Citiraaf raadinta Uk iyo madax sar-sare oo ka mid ah saaxiibada Somaliland oo ay ka mid ahaayeen, Clive Betts MP… Read more »

760 views

Gudoomiye Cirro oo tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Cabdilaahi Siciid

Writen by Qaran News |

Gudoomiyaha golaha wakiilada isla markaasina ah gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane C/raxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro), ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii,qaraabadii,eheladii iyo dhamaan shicibka reer Somaliland ee uu ka baxay marxuum Duuliye Cabdilaahi Siciid Caraale. Ilahay waxa aan uga baryayaa in uu marxuumka uu naxariistii janao ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo…. Read more »

455 views

Tacsi ku socota Mahdi Jama Rooble oo walaashii ku geeriyootay magaalada Borama

Writen by Qaran News |

Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun.Dhamaan Gudiga Xisbiga Waddani ee La’aanta sheffield .Iyo Jaliyada Somaliland ee magaaladan sheffield waxay tacsi u dirayaan Gudoomiyaha 3aad ee Xisbiga Waddani UK Mudane. Mahdi Jama Rooble oo walaashii ay caawa ku geeriyootay magaalada Borama. Sidoo kale Waxaanu tacsidaas Mid la mid ah u dirayanaa caruurteedii qoyskii eheladii qaraabadii… Read more »

399 views

Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magalaada Birmingham Oo Tacsi U Diraaya

Writen by Qaran News |

Tacsi Tiiraanyo Badan Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Haddaanu nahay jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magalaada Birmingham (UK) iyo nawaaxigeeda waxaanu tacsi tiiraanyo badan u soo gudbinaynaa guud ahaan reer Sheekh Cismaan Nuur oo ku kala sugan dunida daafadaheeda iyo si gaar ahaanna reer Maxamed Sheekh Cismaan geerida naxdinta leh ee ku timi… Read more »

645 views

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota ILma Mohamed Abdillahi Sool Iyo Hooyadood Iyo ….

Writen by Qaran News |

Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa ILma Mohamed Abdillahi Sool Oo Ayeydood Cambaro Ali Weyd Ay Ku Geeriyootay Magaalada London Maanta oo ay Taariikhdu tahay 27/09/2015. Tacsidan waxa diraaya…… 1- Osman Abdillahi Sool…Xaaskiisa iyo Caruurtiisa. 2-Abdirisaaq Abdillahi SooL….Xaaskiisa… Read more »

398 views

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Cabdi Kaariye Jibriil

Writen by Qaran News |

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Loo Dirayo Marxuun Cabdi Kaariye oo Ku Geeriyooday Magaalada Abudabay. Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland(Solja), Kayse Axmed Digaale, Aadan Xaaji Baxnaan, Dayib X. Quluumbe, Maxamuud Axmed Xasan( Dhagalaab), Xildhibaan Maxamed X.Yuusuf (Waamo), Dr. Cabdi Yaasiin , Maxamuud Maxamed Warsame (Jaare), Cheif Caaqil Axmed Maxamed Daahir, Prof. Ismaaciil Caraale. Deyr Maxamed… Read more »

441 views

Tacsi ku socota dhamaan reer Gabaxadi geerida ku timid marxuum Ibarahim Yasiin Gabaxadi

Writen by Qaran News |

TACSI KU SOCOTA DHAMAAN REER GABAXADI GEERIDDA IBRAHIM Y. GABAXADI Dhamaan Magacyadaa hoos ku qorani waxay tacsiyadaynayaaN guud ahaan reer Gabaxadi, gaar ahaan reer Xaaji Ibrahim Yasiin Gabaxadi, khaasatan Mohamed (Colaad) Ibrahim Yasiin oo aabahii shalay (25/06/2015) ku geeriyooday Dubai. Illahay ubadkii, qaaraabadii, xasabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Ibrahim Yasin Gabaxadi samir iyo… Read more »

450 views

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota qoyskii iyo qaraabadii iyo shibka SL.ee uu ka baxay marxuum Suldaan Maxamed Xasan

Writen by Qaran News |

Guddoomiyaha Gudiga Talo iyo Towfiiq ee beelaha Habar-yoonis Xasan Xuseen Faarax ,Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee Gudigaasi Jaamac Cabdi Maxamed (Ganaf-cade) ,Ibraahim Ismaaciil Yuusuf (Dhabuuke) ,Muj: Diiriye Axmed Cabdi (Diiriye-Bandoo) ,Axmed Gaaruf Cabdi ,Cabdi Cali Dhagoweyne ,Jaamac Cabdilaahi Baxnaan ,Mustafe Dheeg Axmed iyo Cabdi Cali Bile. Dhamaan dadkaasi waxay halkan Tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan… Read more »

491 views

Tacsi ku socota qaraabadii,qoyskii iyo dhamaan shicibka reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Chief Caaqil Ibrahim Shaybe.

Writen by Qaran News |

Jaaliyadaha Beesha Adan Madoobe Ee Qaarada Europe,North America,Australiya Iyo Newzealand waxay tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii,ehelkii uu ka geeriyooday Marxuum Chief Caaqil Ibrahim Xaaji Maxamed Warsame(Shaybe)oo xalay ku geeriyoodey magaalada Burco Gobolka Togdheer. Waxaa si gaara jaaliyadaha Adan Madoobe tacsi ugu dirayaan Ilma Ibrahim Shaybe,ilma Cabdi Shaybe iyo Xaaskii uu marxuumku ka geeriyoodey waxaanay ilaahay uga… Read more »

437 views