Shicibka reer Berbera yar iyo weyn maanta umay kala hadhin soo dhawaynta iyo qaabilista waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.