Jaaliyada Somaliland UK waxay ku hambalyaynaysaa shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaanba

Writen by Qaran News |

Jaaliyada Somaliland UK waxay ku hambalyaynaysaa shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaanba Xuska iyo dabaaldega sanad guuradii 55 aad ee ka soo wareegtay 26kii June 1960 oo ah maalintii Somaliland xornimadeedii heshay oo ay ka mid noqotay beesha caalamka ee xorta ah. Waxaanu u rajaynaynaa shacbiga guud ahaan horumar dhinac walba ah, xasilooni iyo inuu dalkeenu… Read more »

342 views

Hambalyo ku socota Wariye Cabdisalaam Maxamuud Ducaale (ilakacase) iyo Hinda Cabdilaahi Cabdiraxmaan

Writen by Qaran News |

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo Weyn Halkan Uga Dirayaan Meherka Cabdisalaam Maxamuud Ducaale (Ilkacase) iyo Marwo Hindda Cabdiraxmaan Cabdilaahi. Axmed Cawil Ismaaciil Oogle (Axmed-London),Kayse Axmed Digaale ,imaan Jaamac Xagar, C/kariin Ibraahim Axmed ,Bashiir Ibraahim Qayir ,Maxamed Aadan X. Diiriye ,Dr.Iid Maxamuud Cali ,Dr. Maxamuud X. Cawil Khuurshe ,Xuseen C/laahi Xuseen (Girgire) , Maxamed C/laahi Nuur ,Axmed… Read more »

426 views

Hambalyo Hogaanka Heer Qaran Ee Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADDANI By Caydaruus Sange Deerigaad

Writen by Qaran News |

Waxaan hambalyo iyo boggaadin u diraynaa guddoomiyaha cusub ee garabka dhallinyarada xisbiga WADDANI oo maanta shirweyne qiimo badan loogu caleemo saaray xilkaas culayska baan. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa in uu la qabto xilkaas hawsha badan ee loo doortay. Guddoomiye Maxamuud Cabdillaahi Cabdi waa nin hawl kar ah oo runtiina ka soo bixi kara hawshaas loo… Read more »

287 views

Hambalyo Meher oo ku socota boqorka Mustafe iyo boqorada Raxma

Writen by Qaran News |

Nimco Cali Xaaji Ciise iyo saygeedu waxay hanbalyo iyo bogaadin U dirayaan Mustafe Maxamed Daahir iyo Raxma Maxamed Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland waxaanu leenahay guurkiina lagu farax noqda lamaane nolosha ku wada qaata caafimaad iyo farxad. Aamiin aamiin aamiin

367 views

Waxaan halkan hambalyo uga dirayna ururka dhalinyarada S/Land ee SONYO

Writen by Qaran News |

Hambalyo SONYO BRISTOL Uk   iyo gudoomiyahooda cusub CABDICASIS XIRSI WARSAME. Hadii aanu nahay dhalinyarada S/Land ee ku nool magaalada Bristol iyo nawaaxigeeda waxa aanu hambalyo hawada u marinayna dhamaan dhalinyarada oo runti ah lafdhabarta  umadkasta oo ku nool aduunka wayo dhaliynyaradu wa maskaxda cusub xoog cusub iyo waliba karti cusub, sida daraaded waxaanu anagu… Read more »

458 views

Suxufiyiinta Gobolka Togdheer iyo Xubno Kale Oo Halkan Hambalyo Ka Diraaya.

Writen by Qaran News |

Kayse Axmed Digaale ,Mahad Faarax Cabdilaahi (William) Cabdisalaam Maxamuud Ducaale (Ilkacase) ,C\sataar C\laahi (Sabri) ,Bashiir Ibraahim Qayir ,Axmed Muuse (Sakaaro),Baashe Cabdilaahi Aadan (Lug iyo Gacan), Axmed Cabdilaahi Maxamed (Dhag-carmo) ,Maxamuud Maxamed Suudi (Maxamuud-cade) ,Ibraahim Muuse Qaasaali ,imaan Jaamac Xagar, C/kariin Ibraahim Axmed ,Dr.Iid Maxamuud Cali , Prof: Maxamuud X. Cawad Khuurshe ,Xuseen C/laahi Xuseen (Girgire)… Read more »

806 views

Caqli baa abuura fikir Faa’ido leh caqlina waxa dhaca ayuu ka falooda caqlina waxuu cadaysta faan iyo been

Writen by Qaran News |

Waxaynu ogsoonahay,caqliga iyo garaadka ilahay baa bixiya qof walbana qayb buu ka siiya. caqliga saliimka ahi wax buu abuura feker buu abuura,horuumar buu abuura,nidaam buu abuura,isbedel buu keena,xidhiidhka Rabina wuu adkeeya,Balantana wuu oofiya caqligu waxuu u qaybsamaa saddex nooc. 1-Caqliga iyo garadka ilahay ku manaystay xikmada waxuu ka hadlaa fekerka khayrka qaba ee lagu faa’ido… Read more »

2,317 views

Cadaalad Darada Iyo Dulmiga Heco Waxay Sababtay In Hadh Cad Shaqaalihii Ka Boqoolaan Marakay U Adkaysan Waayeen Xanuunka Qabyaalada

Writen by Qaran News |

Cadaalad Darada HECO waxay Sababtay inay Shaqaalihii hadeer Wada yaacaan, ragg badan oo lafdhabar u ahaa shirkada ayaa dhawaan ka tagay waxayna haayeen ragg macquuula oo wax kala garanaayana waanan u hanbalyeynayaa, waxaa kale oo arxan daro ah xeerka ay shirkadu soo samaysatay, xeerkaasoo u danaynaaya shirkada oo keliya balse aan u danayn Shaqaalaha weynaha…. Read more »

949 views

Hambalyo ku socota Meherka Haybe iyo Nuuralcayn

Writen by Qaran News |

Waxaan halkan ugu diraynaa hambalyo iyo bogaadin  Nasir Haybe Faarax  IYO Nuuraylcayn Abdi Jaamac oo meherkoodii ka dhacay Ambassador  Hotel  ee magaalada Hargeisa  26 OCT 2009.waxaan illaah iga beryeynaa inay noqdaan qoyskii lagu nastee lagu naga   ado.Waxaa hambalyadan u diraya dadka kala ah.                                                      Wasiirka Q.@ Arrimaha B.Marwo Faadumo Suudi                                                        A/lahi Sudi iyo xaaskiisa Seinab Caddaani                                                                   … Read more »

1,514 views

Hambalyo Meher ku socota C/naasir iyo Khadra

Writen by Qaran News |

Khadar Yousuf Cirro iyo xaaskiisaA/qani yusuf cirroahmed cagjar iyo xaaskiisaa/qaadir fagande iyo xaaskiisafaisa muuse hassanfarduus muuse hasanhamda hasan adencali cawaale osman iyo xaaskiisaa/quule iyo xaaskiisamukhtraar jamac quulemuuse daauud xirsi iyo xaaskiisaiyo dhamaan dhalinta reer melbourne ee wadanka AUSTRALIA waxay hanbalyo u dirayaan  A/NAASIR YOUSUF CIRRO(QODAX) IYO KHADRA DR ISMAIL ALI oo meherkoda ka dhacay Ambassador hotel… Read more »

1,491 views