test again

Writen by Qaran News |

2,055 views

Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo sheegay Inaan 6-April Aanay Wax Dhibaato ahii ka Dhacayn Dalka

Writen by Qaran News |

Hargeysa (Qarannews) – Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inaan 6-Apr-09 oo ku beegan maalinta Bari aanay wax dhib iyo khalkhal ahii dalka ka dhacayn, isla markaana bulshada ugu baaqay inay ka baxaan walaaca. Gudoomiyaha Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe waxa uu hadalkaa ka sheegay muuqaal laga… Read more »

1,893 views

Waxa aan ku talinayaa in doorashadu qabsoonto hadii kale waa in laga wada tashadaa Gud. UCID

Writen by Qaran News |

Helsinki(Qarannews)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay dawladaha Norway iyo Sweden ogolaadeen inay goob joogayaal u soo diraan doorashada Madaxtooyada Somaliland ee la qoondeeyay inay qabsoonto 29 Marh, 2009. Md. Faysal Cali Waraabe, oo isaga oo jooga magaalada Helsinki ee dalka Finland xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, waxa… Read more »

2,016 views

Waraysi lala yeeshay C/raxmaan Saylici oo hada ku sugan dalka Ingriiska

Writen by Qaran News |

  S: C/raxmaan Saylici Doorashadii hore waxaa Xisbiga Kulmiye lagaga helay cod aad utiro yar, Sanadkan maxaad karajeynaysa doorashadan soo socota?. J: Horta doorashadii hore Xukuumada dadku sidan ay manta ubarteen ey fadhiidka u noqotey ee anay balan qudha ufulineyn sidaa mey ahayn horta, Teeda kale doorashadii hore Riyaale Awdal Codbadan buu kahelay wuxuu helay… Read more »

2,181 views

Dr. Mohamed-Rashid SH. Hassan iyo waftigii UCID ee uu hogaaminayey oo la kulmey dadwaynaha reer SL

Writen by Qaran News |

Waftigii xisbiga UCID ee uuhogaaminayey Dr. Mohamed-Rashiid SH. Hassan oo booqasho ku yimid North America (USA & Canada) ayaa maalinti Sabtidii aheyd ee bisha February 14, 2009 la kulmay dadwaynaha Somaliland ee ku nool Washington, DC iyo nawaxigeeda (Maryland iyo Northern Virginia). Xubnaha waftiga ayaa uga waramey dadwaynahaas ka soo qayb galey xafladii xaalada dalka… Read more »

1,902 views

Gudoomiyayaasha Wakiilada Iyo UCID oo la kulmay Barlamaanka Sweden

Writen by Qaran News |

Waxa uu gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdirahman Cabdillahi Cirro oo uu weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Ali Farah ay shaley oo bishu tahay 16 feb. ay kula kulmeen Golaha Baarlamaanka Swidhan Birgitta Ohlsson oo ah xildhibaan ku jira Barlamaanka Swedhan ahna Afhayeenka Arrimaha Debedda ee Xisbiga Liberaalka ee Swidhan. Waxa kale oo shirkas joogey Jenny… Read more »

1,169 views

Guddoomiyaha Komishanka oo Sheegay in si Dhakhso ah u soo Afjari Doonaan Sixitaanka Diiwaangelinta

Writen by Qaran News |

Hargeysa (Qarannews)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Mr. Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden), ayaa daboolka ka qaaday in ay sida ugu dhakhsaha badan u soo afjari doonaan hawsha sixitaanka mishiinka ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha, maalinta lagu dhawaaqo natiijada rasmiga ahy kadibna loo diyaargaroobi doono hirgelinta doorashada madaxtooyada ee loo qoondeeyey in dalka ka qabsoonto 29 March 2009. Mr…. Read more »

1,695 views

Madaxweyne Rayaale oo sheegay in doorashadu nabad ku dhici doonta, hadii laga helana uu…

Writen by Qaran News |

Hargeysa(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaalle Kaahin ayaa sheegay in doorashadu si nabad gelyo ah ku dhici doonto wakhtigii loogu talo galay,isla markaasna haddii Xisbiga uu Murashaxa u yahay ee UDUB, uu doorashada ku guulaysan waayo uu si nabad galyo ah uga degi doono Kursiga. taas oo uu Madaxweyne Rayaalle ugu baaqay Murashaxiinta kalena inay sidaasi oo… Read more »

1,149 views

Madaxweyne Rayaale oo sheegay in doorashadu nabad ku dhici doonta, hadii Xisbigiisa laga helana uu.

Writen by Qaran News |

Hargeysa(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaalle Kaahin ayaa sheegay in doorashadu si nabad gelyo ah ku dhici doonto wakhtigii loogu talo galay,isla markaasna haddii Xisbiga uu Murashaxa u yahay ee UDUB, uu doorashada ku guulaysan waayo uu si nabad galyo ah uga degi doono Kursiga. taas oo uu Madaxweyne Rayaalle ugu baaqay Murashaxiinta kalena inay sidaasi oo… Read more »

3,292 views